Big News Dhageyso: Haweeneey Caan Ah Oo Laga Dhigi Rabo Taliyaha NISA & Xogo Gaar Ah Oo Aan Helnay hadana ah xaaska RW…

Muddo Kudhaw Seddex Bil Soomaaliya Taliye Nabad Sugid malaha waxaana marar badan dib udhacay Qorsheyaal lagu doonayey in Lagu soo magacaabo Xilkaasi.

Inkastoo Taliyaha Nisa keliya uusan banaaneyn Qaranka oo kii Booliskaba la magacaabin iyo Wasiiro Qaar ayaa hadana waxaa la aaminsan yahay in Siyaasada Cakiran ay Saameyn ku yeelatay.

Badweyn.com ayaa heshay War ah in Taliska NISA markii ugu horeysay laga yaabo inay Xilkaasi Qabato waxaana Macquul ah in loo magacaabo Caasho Xaaji Cilmi oo mar soo noqotay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaankii KMG Soomaaliya.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA CODKA AH

Caasha Ayaa kasoo jeeda Hawiye,Beesha Habar Gidir Jufada Reer Xaaji Saleebaan waana Xaaska R/wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Madaxtooyada Soomaaliya warar aan ka helnay ayaa inoo sheegay in nux nuxdaasi ay socoto lagana yaabo in Caasho Xaaji Cilmi lagu Aamino Xilkaasi NISA.

Waa qeyb ka mid ah Dhabar jebinta lala rabo Habar Gidir si loogu adeegto kuwooda loo arkayo inay Iskaalo noqon karan,Balse Caasha ayaa la sheegayaa in Shan karoon ay tahay Dumarka la filkeed ay Aqoon iyo caqli dheer tahay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Raamsade says:

    kkkkkkkkkkkkkk beenaale hg taliyaha xooga iyo kan nabadsugida iskuma helikaraan ogow dadka webkaaga aqriya inta badan iney kaa aqoon badanyihiin

    • Amina says:

      waligay wax ka liita kuwa meeshaan (badweyn.com)wax ku qor-qora ma arag mana maqal-meel bay kaga dheceen suxufiyiinta soomaaliyeed iyo inta wax qortaba-waa mooryaan dhab ah,wax ixtiraam ah uma hayaan dadka aqrista.
      kollay la yaabi maayo oo waxaan qiyaas ka haystaa kuwa ay yihiin-iyo kuwa ay u qabaan inay taageerayaan ,wallaahi dadka aad isleedihiin taageera waad halayneysaan oo awgiin baa loo nacay in kastoo Aakhirkii mooryaan mooryaan kale taageeraya aan dadkuba saan u daneynay.

  2. hassan ali says:

    kaalay horta maxaad la caaytantaan marka waxa aadnaan jecleysan lasoo qoro adiga arintan la yaaban kawaran sheekadaan Madaxweynihii dhanaa ee Dalka inuu Qabqable Qabiil noqday ok uu caawa Daaroodkii iskaga yimid Buuhoodle. Laasqoray. Boosaaso. iyo Gaalkacyo inta u dhaxaysa kula shirayo Puntland Qorshahoodu yahay sidey u dhibaatayn lahaayeen iyo wadadii loo mari lahaa Soomaali gaar ahaan Hawiye iyo Isaaq lkn ogaada caawa cid uu MD u yahay manirto waana qayaanadii aad ku dabar go,I lahaydeen insha allaahu tacaalaa taas kasii fikira intaad jaqjaqda iska yareysaan mustaqbalkiina dambe sii eegta

  3. Saalah says:

    War qabyaalad Soomaali ma kala badiso haday hawiye isku tageen oo odayaal beesha sameysteen maxaa diidaya in beelaha kalena isku tagaan oo midoobaan??? Hawiyow is adkee beel is qayaxday oo qabyaalad iskugu tagtay oo aan Hawiye ahay ma jirto…marka ha la xishoodoo Qabyaalad aan ka guurnoo Qaranimo u guurno taasaa mustaqbalkeena noo dan ah…Qaranimo.darteed aan u ogolaano wax walba si dalkeenu jiritaankiisu u waaro ubadkeenana u horseednaa barwaaqo nabad iyo mustaqbal ifaya….mahadsanidiin.

  4. abditajir says:

    ader sharta waad far muuqi taqaaan se hawiyr shartiisa alle ma tusin,
    waligaba baad daaroodlesa ee dalka iyo dadka ka kadaa dulmiga




ARIMAHA BULSHADA