Cod:MD Farmaajo oo kahadlay sababta dowladiisa u dhaqaaqi ladahay iyo mucaaradka oo sheegay in

Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa ka hadlay caqabadaha Siyaasadeed ee heysta dowladiisa, taa oo ay kala kulmeyso dhinacyo kale.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay jiraan caqabado Siyaasadeed oo ku horgudboon dowladiisa, waxa uuna cod dheer ku sheegay in is qabqabsiga uu yahay waxa Somalia ka reebay dowladaha jaalkeeda ah.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA

Waxa uu Farmaajo sheegay in Soomaalidu ay wakhti danbe kusoo baraarugi doonaan dhibta ay leedahay caqabadeynta dowladaha doonaaya hagaajinta dalka ee soo maray iyo kuwa soo mari doona.

Waxa uu sheegay in mudada ay jirto dowladiisa ay qabatay wax muuqda oo la taabankaro, sidaa aawgeed aan dowladiisa lagu tilmaami Karin mid liidata.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA