DAAWO VIDEO:DEG DEG Faysal C waraabe Oo Ku Dhawaqay dagaal Puntland Inuu Hogaaminayaan

Xisbiga UCID Ee Uu Hogaamiyaha U yahay Faysal cali waraabe Ayaa Ku Dhawaaqay tageero Ay u Muujinayaan Dagaalka Puntland,Iyagoona Sheegay Inay ka Qeyb galayaan dagaalkaasi xisbigoodana  Hogaaminayo Xisbiyadooda.

 Gudoomiye Kuxigeenka Soomaliland Ee UCID Ayaa Sheegay Inay maanta Oo Kale ku farax san yahiin dagaalka Xukumada Cusub Ee Soomaliland Kula Jirto Puntland.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    FITAN JECLAA NINKAA

  2. Saalah says:

    Odeygan afka dheer leh waa kheyrul masuul waxa loo dooran waayay waa tan oo kale…muxuu ka faa iidayaa soomaali is leysa??? Haddii garoowe ama burco soomali ku dhamaato ayay dadkasi ka le deen???..

  3. Wadani says:

    Waa sheeko caruurta isaaq




ARIMAHA BULSHADA