Daawo:Maxaadan Ogeyn oo kusoo kordhay khilaafka lasheegay Udhaxeeyo RW Kheyre iyo Taabid

Duqa muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaayo siiyay mid kamid ah tv-yada soomaalida kasoo oga waramay arimo farabadan.

Taabid ayaa wax laga weydiyay arimo farabadan oo kamidtahay Caafimaadka,Amniga caasimada,hormarka,Waxbarashada iyo waliba arinta maqaamka gobolka banaadir oo yeelanaayo kasoo muran xoogan kataagnaa.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Sido kale duqa muqdisho ayaa wax laga weydiyay khilaafka xoogan lasheegay in oo soo kala dhex galay asaga iyo Xasan Cali Kheyre.

Waraysigaas oo aad u dheer hadana dhinacyo badan taabanaayo ayaa ka heli doontaan arimo farabadan oo xogo ah.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA