Daawo:Warbaahinta caalamka oo layaaban muqaal laga baahiyay soomaaliya oo ku aadan Ilaalada MD Farmaajo oo hubkooda diyaaradaha….

Qaar katirsan warbaahinta gobolka ayaa siweyn u hadal haayo muqaal laga soo duubay mid kamid ah diyaaradaha shacabka oo kadhex shaqeeyo gudaha dalka soomaaliya iyo dibadeeda oo qaadayso hubka.

Warbaahintaan ayaa sheegtay in arintaan aan hore oga dhicin qeybo katirsan garoomada caalamka madaama diyaaradaha shacabka loogu tala gelin in qaadaan hubka.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Mid kamid ah qabiirada dhanka milateriga ayaa sheegay in aan marnaba suurta gal ahayn in diyaarad shacab lagu qaado hub iyo ciidamo kadibna ka degto garoon diyaaradaha shacabka isticmalaan.

Ma ahan midaan mid dunida suurta gal ka ah madaama diyaaradaha shacabka aan lagu qaadin hubka nuucyadisa kala duwan.

Muqaalkan ayaa ah mid kamid ah diyaaradaha shacabka ee gudaha soomaaliya oo hub iyo ciidamo geyse garoonka magaalada Garoowe oo maalmo kahor madaxweyaha booqasho oga bilaabatay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Maxamad says:

    reer Afweyne wax ku cusub maaha way iska yaqaanaan, 1988 ayey ahayd markiiay Somali Airline ku soo daad gureeyeen Ciidan iyo Hub at ka mid ahaayeen dhowr boqol oo xabo oo ah NAPALM Berbera ayey Somali Airline ka soo dejisay , NAPALM KA OO caalamka ka mamnuuc ahaan way ku isticmaashay shacabkii

  2. Wadani says:

    Reer afweyne baa ku wasa. War is dil mareexan meel u gaarey waligiin ma gaarey siin




ARIMAHA BULSHADA