DEG DEG Dhageyso War Naxdin leh: Qarax Culus oo dhacay & Caruur ku dhimatay…

Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in Saacadihii la soo dhaafay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolkaasi ay Miino kula qaraxday Caruur, kuwaas oo la sheegay in ay ku ciyaarayeen.

Waxaana Miinadaasi ku geeriyooday Wiil yar oo 13 jir ahaa, kaas oo la sheegay in uu ku ciyaarayay waxlahaasi qaraxa.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Saraakiisha ammaanka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo ka hadlay dhacdadan ayaa waxa ay sheegeen in ay ku dadaali doonaan, sdiii Miino baaris looga sameyn lahaa Magaaladaasi.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA