DHAGEYSO CEEB WEYN: In Lacago Lagu Qaatay Derbiga Kenya Oo Lasiiyey Dawlada M/weyne Farmaajo

Sida ay Xogtaan usheegeen ilo deegaanka ah waxaa jirtay muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa muran ka dhashay Gidaarka ay Kenya ka dhiseyso dhinaca Xuduuda Soomaaliya la wadaagto.

Warar ay Badweyn.com si hoose ku ogaatay ayaa sheegaya in Lacag badan lagu siiyey Dawlada Madaxweyne Farmaajo Derbigaasi in aan laga hor imaan.

Dawlada Kenya ayaa markii Xasan Sheekh Maxamuud Dalka Madaxweyne Ka ahaa isku dayday inay Darbigaasi ka dhisato Xaduuda balse dhowr Arin oo jirtay ayaa hakad gelisey.

Dhibta ugu weyn ayaa ku dhacday Dadka deggan Buula Xaawo oo Qeyb ka mid ah Derbiga la dul marsiiyey dhinaca Kenyana lagu daray iyagoo Guryahooda ay Kenya Dhul ahaan Qaadatay.

Lama sheegi karo Lacagta inta ay tahay balse waxaa jirta in Farmaajo Jeebka loo geliyey Lacag badan si loo hir geliyo Qorshaha Gidaarkaasi oo ay Kenya leedahay Amnigeena ayaa Xal uu unoqonayaa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA