Dhageyso: Dawlada Qatar Oo Siriq Lama Ilaawaan Ah Udhigeysa Soomaaliya & UAE Oo Wada…

Sida lagu ogaaday Xogo cusub waxaa Dawlada Qatar ay dabin la dooneysaa ay udhigeyso Dawlada Soomaaliya maadaama hadda la aaminsan yahay inay dhankooda taageersan yihiin.

Wakiilada Qatar Ee Soomaaliya ayaa maleegay Siriq ay la rabaan Madaxda Dalka ugu sareysa hadii ay ka biyo diidaan dhankooda inay soo maraan.

Badweyn.com ayaa waxay heshay Khabar ah in ay jiraan Xubno Dawlada iyo Qatar udhaxeeya oo kala furdaaminaya barnaamijyada la isku mari la’yahay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Hadda Qatar waxay heysataa Fursadii ay iskugu loogi laheyd Soomaaliya oo kadibna Danteeda markii ay ka hesho iskaga dhigi laheyd mid qar iska tuurnimo ah.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxaam Beyle ayaa waxa loo sheegay in Qatar ay diyaar u tahay caawinta Soomaalida balse laga qariyey siriqda la dhigay,xilli Qatar ay Mashaariic badan oo dhaqaale badan ku baxayo ay 2018 ilaa 2025 ka fulin doonaan Meelo ka mid ah Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA