Dhageyso: Faysal Cali Waraabe oo u Hanjabay MD Farmaajo iyo C/weli Gaas xili dagaalka Tukaraq…

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waare ayaa si weyn u taageeray dagaalka ay Somaliland ku qabsatay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Mudane Waraabea ayaa sheegay in loo baahnaa mar hore in la qato degaanka Tukaraq, isla markaana ay ahayd meel canshuur xaaraan ah ay ku qaadaan maamulka Garowe, ayna kasoo sheegteen dadka degaanka sida uu yiri.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Faysal Cali Waare waxaa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay qaadeen tilaabo horay loogu baahnaa Maadaama uu sheegay in degaanka laga qabsaday ciidamada Puntland ee Tukaraq ay Somaliland leedahay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    DAAD AYAA KU QAADAY WAA LAGAA ADKAADAY

    EE ISKA JIIFO

  2. Saalah says:

    Odeygan xaaraanta ah yuu matalaa sow gobolada waqooyi ma dooran maamulka Muuse Biixi. Odeygan ma ku hadli karaa afka dowladda Soomaaliland mase hadalkiisa waa cantar baqash..




ARIMAHA BULSHADA