DHAGEYSO: Guusha Farmaajo Ka Gaaray Hawiye & Daarood Oo Hubkii Ugu Badnaa Ka Helaya Dalka…

Hogaamiyaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxa uu sameeyey guul uu muddo ku taamayey taasi oo ah inuu Qaranka ushaqeeyo falsafad gaar u ahna isticmaalo.

Waxa uu soo jeediyey in la badelo Wasiirada Qaar si loo dejiyo Xasarada Siyaasadeed Ee Dalka gil gishay kadibna loo abuuro Xasilooni Wado kale oo degganaan ah.

Madaxweyne Farmaajo oo meesha keensaday Xasan Kheyre Siyaasad ahaana isagoo la aqoon uduur xushay inuu la shaqeeyo ayaa waxa uu soo jeediyo ka diidi karin.

R/wasaare Kheyre ayaa tallaabo la fileyn qaaday Maalmo ka hor markii uu Shaqada ka diray Yuusuf Garaad Oo Habar Gidir iyo Dawlada inuu Dhex dhexaadiyo diiday,seeftana ay la qaaday Haweeneydii Isaaq Ee Khadra Ducaale iyo Kii Majeerteen Ee Cabdi Faarax Juxaa

Arintaasi waxa lagu Naas nuujinayey kuwa siyaasad ahaan Dawlada Mucaaradsan oo lagu rabo in Iskaalo ama jaran jaro loo maro bur burinta awoodooda laga dhigto Wasiirada Maqaar saarka la magacaabay.

Badweyn.com ayaa heshay Xog ah in Wasiirka Arimaha Gudaha oo H.Gidir Habar eji ka ah uu yahay mid lagu dhabar jebinayo Siyaasiga C.raxmaan C/shakuur oo dhaawac Siyaasadeed iyo mid Nafsiyan ah kala kulmay Dawlada Farmaajo,welina Mag dhaw aan la siinin.

Akhbaaraadka La helayo ayaa ah in Qatar ay Hub Badan siineyso Beesha Daarood si loogu dumiyo Awood ahaan Hawiyaha deggan Koonfurta Soomaaliya Ee Dawladnimada kasoo horjeeda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Maxamad says:

    In Qadar siinayso hub badan beesha Daarood si loogu dumiyo awood ahaan beesha Hawiye.

    waa waxaanu ku diidnay in aan mar kale lanagu khiyaameeyo Somalinimo aan jirin

  2. Ahmed says:

    Ilahay ka baq dadka waxas looma shego hawiye dowlad.diid mahan waa dad wanagsan oo dowladooda jecel oo markasta garabtagan anigu aan darood ah daaroodna farmajo ma dooran ee waxa doortay somali oo hawiye u horeeyo marka sxb su.aalah raqiiskaah dadka ha ula imaan

  3. Cade says:

    Marka hore adiga maxaa kugeeyay beeshaan hada lafahaa labaxso ciyaarto waa labogalin galinkaada waa dhamaaday hada galinkii ccsh




ARIMAHA BULSHADA