Dhageyso: Habar Gidir Oo Ka bad baaday Xasuuq weyn Hadii ay Ka Fal Celin Laheyd Weeraradii C/Qeyb-diid iyo C.C.Warsame

Sir ay Heshay Badweyn.com ayaa muujineysa in la doonayey in Dalka mar kale Xasuuq uu ka dhaco hadii Beelaha qaar ay awoodooda ka dhigi lahaayeen kuwo aysan Dawlada umuujiyaan Bac bac dhigid.

Bishii Hore Ee December Sanadkii Dhamaaday 2017 waxay aheyd mid daan daansi iyo Sanka taabasho lagu sameeyey Beesha Habar Gidir si loo hubiyo Awood ahaan iyo waxay ka badeli karaan awood ahaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

Xogta ay Heshay Badweyn.com ayaa muujineysa in Dawlada Soomaaliya hadii ay Habar gidir Aar goosi ama Fal celin muuqata sameyn laheyd ay soo gelin rabtay Xamar Ciidan Itoobiyaan ah.

Qorshaha ayaa ahaa si loo gumaado ama Xasuuq loogu geysto H/Gidir oo loo arki karo mid San taag ka badan Qabiilada kale Dawlada ku wada.

Xildhibaan hore oo katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qorshahaasi ay Ka bad baaday Lala rabay Gumaad Toos Ah Beesha Habar Gidir.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. SAMAALE says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war iska aamu afar qooble nacas

  2. Cade says:

    Habartaa usheeg waxaas waa jeebkaa hadii habargidir hadii looguhanjabaayo gumaad wax loogumaqaadaayo itobiyaanka waxee joogeen xamar2006 dii markaas ayaa waxlagaqaadilahaa marka waxaad rabtaa in markale xamar burburto umada ha iskudirin ee ilaah kacabso

  3. calioday says:

    habargedir waxay tahay ma jirto ee buunbuuninta hala joojiyo,beeshan aad sheegayso dagaal ma taqaano kaadhka keliya ee la siiyey waa abaalgudka bililiqada iyo mooryaanimada.

  4. Saalah says:

    Ishaad ka riday sxb. Dad sacbooley ah oo hubkii laga dhigay ay noo buun buuniyayaan habar gidir maanta waxaa ka adag Raxan weyn mana is waali karaan ee waa in ay.fowdo uun kiciyaan oo ay isku dayaan in ay qalalaase ka dhex abuuraan dalka taasna waan ka digtoonahay oo haday habar gidir indha fagiig isku deydo qalalaase kale walee aan loo dulqaadan waana la iska qabanayaa waa iney sharciga u hogaansamaan guryaha bililiqada xoog looga beerihii ay boobeena dib loo qarameeyaa gebigoodna jeelka la wada dhigaa mooryaan oo dhan,

  5. sitanuura says:

    calioday waxan kuu shegay yaan lagu gaban
    magac dowladeed h/g farmajo cidisa oo dowlad ah ayay dabada ka ladeen inaad etihiopia ku soo
    ka cay satasn faan ma nowoto h/g waa ta laga baqayo libaaxa leerya jiifo viv h/g

  6. sitanuura says:

    badweyn wabside duli baa tihiin




ARIMAHA BULSHADA