Dhageyso: Jabuuti Oo Ciil iyo Xanaaq Ay Ka Qaaday Soomaaliya Ku Hanjabtay inay Sameyn Doonto…

Dawlada Jabuuti ayaa la sheegay inay ka qeylo dhaamineyso bahdilaad lagu hayo Ciidankooda kusugan Waddanka Soomaaliya.

Inkastoo isku Af,isku dhaqan,isku diin ay Soomaalida la yihiin Ciidanka Jabuuti Ee Kusugan Qeybo ka mid ah Soomaaliya hadana sidii la rabay loolama macaamilin.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA xogta

Sargaal katirsan Wasaarada Difaaca Jabuuti ayaa ku goodiyey in Ciidankooda Soomaaliya kusugan la baxayaan maadaama ay Xaquuqdii ay lahaayeen aysan helin.

Waxay Jabuuti ku Andacooneysaa inaysan Mushaarka Ciidankooda Soomaaliya jooga helin bilihii udambeeyey ayna taasi jawaab kaga dhigayaan la bixida askartooda.

Askari walbo oo howlgalka AMISOM katirsan ah ayaa Mushaar uqaata Kun Dollar kabadan bil kasta xilli Kuwa Soomaalida 200 Dollar xitaa aysan bilo isku xigo qaadanin.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Maxamad says:

    Saw tii ayduun isku ogaydeen in ay HIIL QARAN yihiin miye soo shaqo tageen.

  2. hadialamin45@hotmail.com says:

    BISHII $1000/= WAR TAG KU DHEH MA LACTAAS AYEE K OOGEEN




ARIMAHA BULSHADA