LA OGAADAY DHAGEYSO: Madaxtooyada Soomaaliya Oo Ku Fashilantay Arin Xasaasi Ah iyo Dagaal La Abaabulayo

Dawlada Soomaaliya ayaa la kufoo kaceysa Culeys ka heysta Siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin xasaanad leh oo Mucaaradnimadooda banaanka keensaday.

Waxa jirta in Meelaha ugu badan ee la isku banaanbixiyo ay waayahaan noqotay Baraha Bulshada oo loo arko Hanka siyaasadeed buqcad durba laga ogaan karo.

Villa Soomaaliya ayaa ku dedaaleysa sidii Af iyo Adinba ula dagaalami laheyd kuwa aan rabin in Dawladnimada Ka shaqeyso Dalka oo Mucaaradnimo la daba joogo.

Xubno ka mid ah Mas’uuliyiinta Villa Soomaaliya ayaa bilaabay inay xiraan Account-tiga Facebook ay adeegsadaan Xubnaha Mucaaradka ah.

Xildhibaano la isku dayey ayaa jira oo Facebookooda la jabsaday balse dib usoo ceshaday,waxaana Badweyn.com ay heshay xog ah in Dawlada ay Dad Yaqaana IT Mushaar ku siineyso sidii loo xiri lahaa Ciwaano badan iyo Website-yo Dawlada kasoo horjeeda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA