SIR LA HELAY Dhageyso: Xildhibaano Abaabulaya Mooshin Halis Ah & Lacago Af Gelis Ah Oo Bilowday

Xildhibaano Katirsan Golaha Shacabka ayaa waxay bilaabeen Mooshin soo rogaal celiyey oo la doonayo in lagu rido Xukuumada Xasan Cali Kheyre.

Qorshahaan ayaa waxa daba socda Ballan qaadyo aan caadi aheyn oo Xildhibaanada qaar loo sheegay in lasiinayo Jago Wasiiro ay ku qanci doonaan.

Ilo Wareed la hadlay Badweyn.com oo Golaha Shacabka ka mid ah waxay sheegeen in Xildhibaanada qaarkood loo sheegay in Lacagta Akoonadooda loogu soo shubi doono.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Shuruudo ayaa daba yaalla Heshiiskaasi oo ah in la diyaariyey Qorshe ah in la sameeyo sidii aan looga bixi laheyn Beycada la galay.

Warar hoose ayaa sheegaya in Xildhibaanada Hawiye ay badankood isku mowqif ka yihiin riditaanka Xasan Kheyre oo ay u arkaan mid Caqabad Beesha ah uu la doonayo bohol uu ku rido.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    XILDHIBAANADA WAXAA LA MICNA AH

    MADHIBAAN Waa dad NASAB DHIMAN INTA –

    BADAN WAA DAD LACAG DOON iyo MADAXTINIMO

    jecal ALOW NAGA QABO




ARIMAHA BULSHADA