SIR LA OGAADAY Dhageyso: Cabdi Weli Gaas Oo Dhaqaale Badan Ka Helay Calanka Soomaaliya Inta Farmaajo Joogo Puntland

Koox Qandaraasleey ah ayaa Udaabulay Deegaanada Puntland Daraasiin Daaqadaha Dharka Calanka Soomaaliya Ah oo ay kaga heleen dhaqaale badan.

Waxa loogu talo galay in dadka laga iibiyo inta uu joogo Madaxweyne Farmaajo Deegaanada Maamulkaasi oo Dhaqaale badana laga sameeyey.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA WARKAAN

Ilo muhiim ah ayaa inoo sheegay in Dharka Calanka Soomaaliya Laga tolayo ay qaali ka noqdeen deegaanada Puntland maadaama Shacabka iyo Madaxduba ay Darees ahaan u aqaateen.

Wararka waxay sheegayaan ay Helayso Badweyn.com in Dhaqaale badan uu ka sameeyey C/weli Gaas Dharkaasi oo isaga koox Qandaraasleey ah lasoo heshiiyey.

Inta badan Hablaha Puntland ku dhaqan ayaa Kusoo Labistay inta Farmaajo kusugnaa Deegaanada Maamulkaasi Dharka Calanka Soomaaliya oo Yaardigii la sheegay in 8 Dollar uu gaaray.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA