TOP NEWS Dhageyso: Micheal Keating Oo Khiyaanay Farmaajo Kadibna Fuliyey Amar Lasiiyey

Waxaa Danjiraha Jamciyada Qurumaha ka dhaxeysa ujooga Soomaaliya Micheal Keating La Aaminsan yahay inuu yahay mid wax badan ka kororsaday Xaalada Soomaaliya ka socota.

Micheal Keating ayaa waxa uu si af gobaadsi ah ula dhaqmayaa Dawlada Dhexe iyo Maamulada Kale Ee qaar iyaga ka fikirka duwan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA xogta

Socdaalkiisii Magaalada Hargeysa ayaa waxaa la sheegay in Lacag uu siiyey Madaxweynaha La doortay Ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi si loogu sii hormariyo Maamulkiisa.

Waxa Badweyn.com ay heshay xog ah in Labada Mas’uul markii ay Hargeysa isku arkeen ay faqeen Arimo badan ayna muhiim tahay buu yiri Keating in Wadahadalka lasii wado balse Ictiraaf raadintooda ay ufasaxan yihiin.

Taasi waxay muujisey Dhabar jab iyo khiyaano uu Danjire M.Keating ku sameeyey Dawlada Farmaajo hogaamiyo oo marar badan la wadaagay in S/land ay doonayaan sidii loola mideyn lahaa Soomaali Weyn.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Maxamad says:

    Waxaad u haystaan Somalia wadan xor ah maah waxay ku jirta Trusteeshipk ii at 1960 kii ka hor ku jirtay waxaan wadanka Madaxweyne ka ah Keaating, Keating maaha ninkii uGu horaya ee Somaliland yimaada lana macaamila m Somalia oo aan dawlad loo samayn ayey UN tu xidhiidh la lahayd Somaliland, beesha caalamka ee Keating soo diratay way ogyihiin in Somalia iyo Somaliland laba dawladood u isu tagay yihiin. waxayna taageerayaan wadahadalo labada dhinaca ayaahooda kaga tashannyaan ,hadii Somalia is waasho caalmku wuu yaqaana talaabada uu qaadayo

  2. hassan ali says:

    Good taas ayaan kugu raacsanahay Somaliland waaumad tashay ayahoodana horumariyey si nnabadgelyo iyo dimuquraadiyad ku dhisan mana ahan iney koofur waqtiga isaga lumiyaan waana dadkii shalay qayaanay ilaa markii dambe la gumaado tankale koofur waxaabay ka dhamaan ladahay Hawiye oo hurda waxbadana aan ogeyn iyo Daarood oo qayaano miiran ah oo ah dadka hortaagan in si wanaagsan Somaliland loola hadlo oo aaminsan ineey qayaano kale iyo habatey habarteey ku qasbaan waxaa iska ilooba waa laka tegey marhore




ARIMAHA BULSHADA