War Deg Deg ah oo Hada Naga soo gaaray Degmo katirsan Muqdisho..[Dhageyso]

Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka waxaa Goordhaw Dab khasaaro xoogan geystay uu ka kacay Guri ku yaalla Xaafadda Kooka Koola Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.

Dabkan ayaa la sheegay in uu ka dhahay Koronto, waxaana uu baabi’iyay gabi ahaan dhismihii Gurigaasi

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in markii dambe lagu guuleystay daminta Dabkaasi.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA