WAR XASAASI Ah Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Arin La Fileyn Looga Dalbaday Intuu Garowe Joogay Iyo Jawaabtuu Bixiyey

Dawlada Soomaaliya ayaa laga codsaday inay badesho Caasimada Soomaaliya oo hadda ah Xamar taasi oo buuq badan ka dhashay.

Waxa Madaxweyne Farmaajo uu ka biyo diiday xilligaan la joogo in Xamar laga wareejiyo Caasimada Dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA Warkaan

Waxa loogu baaqay in Garowe ka dhigo Caasimada Soomaaliya maadaama amni iyo Bilic ahaan ay soo kabasho sameysay la iskuna aamini karo in lagu shaqeeyo.

Madax katirsan Puntland,Siyaasiyiin,Waxgarad iyo Culimada qaar ka mid ah ayaa waxay soo gudbiyeen talo ah in Garowe Caasimad laga dhigo,sida ilo lagu kalsoon yahay usheegeen Badweyn.com.

Hore ayaa la iskugu dayey in Muqdisho laga weeciyo Caasimada Dalka balse ma aysan suuroobin dhowr sifo awgeed ay Caasimadaha kale dheer tahay,inay baaxad leedahay,inay Qabiil walbo usiman tahay,inay tahay Magaalo Nolosheeda iyo dhimashadeeda ay waxba udhaxeyn hadana la fahansan yahay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    WARYAAHE MALAANDEER BAA MAASE LAAN GAAB

    YAA WAALAN OO XAGGA CAASIAD KA DHIGAAAYA




ARIMAHA BULSHADA