Xasaasi Dhageyso: Buuq Ka Taagan Sida Loo Wajahayo Xilka Qaadista Saraakiil Abgaal & H/Gidir Iskugu jirta

Xog ay heshay Badweyn.com ayaa sheegeysa in uu muran ka jiro Qaabka loo marayo Xilka Qaadis lagu sameeyo Saraakiil Caan Ah.

Waxa lagu wadaa in Shaqada laga diro Xubno katirsan NISA oo Beelaha Habar gidir iyo Abgaal iskugu jira.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Xogtaan ayaa laga dhex helay Saraakiil kale oo Nisa ka mid ah oo ogaaday in Xilka laga xayuubin rabo Shakhsiyaadkaasi.

Qorshaha ayaa waxa uu yahay in Saadaq John oo ah Taliyaha NISA Ee Gobolka Banaadir iyo Cabdi Dheere oo Beesha Abgaal kasoo jeedo islamarkaana Xubnaha sar sare ka mid ah NISA.

Fulinta Xilka Qaadistaasi ayaa waxa ay ku xiran tahay in uu ogolaado R/wasaare Kheyre iyadoo lagu Kiis Geliyey Weerarkii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame Seddex Isbuuc Ka Hor.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA