Xog Cod: Shirkad Ajnabi Ah Oo Dooneysa Inay Heshiis Khatar Badan La Gasho Dawlada M/weyne Farmaajo

Warar aan ka helnay Xog Dawlada Soomaaliya Madaxdeeda aaa waxay sheegayaan in uu socdo Diyaar garoow loogu jiro meel marinta Heshiis ay wada saxiixdaan Dawlada iyo Shirkad Ajnabi.

Waxa Shirkdaan la sheegay inay tahay mid Turki Ah waxaana shaqadeeda ay tahay dhinaca Amniga taasi oo ay Soomaaliya ka taageereyso Sugida Nabad gelyada.

Ilo muhiim ah ayaa sheegay in Wasaarada Amniga Turkiga Saraakiil ka socota ay imaan doonaan Muqdisho si ay heshiiskaas ula Galaan Wasaarada Amniga Soomaaliya.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxa Shaqada ugu badan ay qabaneyso Shirkadaan ay noqoneysaa Sirdoonka oo ay xoojinayaan Nabad Sugida Qaranka oo aad Aqoontooda u liidato.

Webka Badweyn.com ayaa helay xog in Shirkadaan Turkida ah ay Tababar siin doonto Askar Lasoo xulayo oo Dawlada Soomaaliya ugu talo gashay inay Amniga sugaan,kuwaasi oo Casharo lagu siinayo Dalka gudihiis iyo Turkiga.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA