XOG CULUS Dhageyso: Soomaaliland Oo Taangiyo Ka Helaysa Itoobiya & Duulaan La Qaadayo

Dawlada Itoobiya ayaa galaan gal ku yeelaneysa Dagaalka ka socda Deegaano katirsan Gobolka Sool.

Deegaanada ay ku dagaalamayaan Puntland iyo Soomaaliland ayaa waxa la sheegay in xiisad dagaal ka taagan Tahay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA

Hub iyo Gaadiid dagaal ayaa Soomaaliland waxay ka heleysaa Dawlada Itoobiya islamarkaana la sheegay in Puntland Duulaan ay ku qaadeyso.

Badweyn.com ayaa ogaatay in Deegaanada Qaar ay Cabdi Bilayaal Soomaaliland geysay si ay difaac uga galaan Duulaanka ay soo qaadayaan Puntland.

Dadka arimaha Ciidanka kusoo jiray wakhtiga fog waxay aaminsan yihiin in Hadda hadii ay Soomaaliland & Puntland Dagaalamaan ay guuleysan karto Soomaaliland.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Maxamad says:

    waxaad aaminsantihii in Somaliland ku soo dooshay dhul Majeerteeniya leedahay. u haysta. waxba nagaga qaadimaysaaan , mida kale Somaliland uma baahana dabaabado at ka hesho Itoobiya XAQa iyo shicibkeeda bari illa galbeed ayaa dabaabada u ah , Somalia hub u doonanamayno dhabayacana iska daa hadalkeeda




ARIMAHA BULSHADA