XOG DEG DEG AH DHAGEYSO: Khaatumo State Oo Hal Arin Uga Faa’iideysaneysa Farmaajo Safarkiisa P/Land

Wardoonka¬†Badweyn.com ee gaarka ah ayaa waxay sheegeen xog ay heleen in Khaatumo state ay u aragto mid faa’iido¬† ka heleyso Madaxweyne Farmaajo oo hadda jooga P/Land.

Maamulka Khaatumo waxa uu sheegay in la kala fur furay Madaxdiisa oo hadda majo keliya ka nool yihiin ayna doonayaan in Codsigii ugu dambeeyey Dawlada Dhexe udirsanayaan.

Madaxweynaha Khaatumo ayaa uxuub siibtay dhinaca Somaliland oo wadahadal la furay iyo sidii loo dhaqan gelin lahaa Heshiis ka dhacay Kol hore Magaalada Caynabo.

Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo jeeda SSC Qeybta Khaatumo kataliso ayaa ergo udirsaday Garowe si Farmaajo ay ula shiraan oo ay Aqoonsi ka rabaan Dawlada Dhexe.

Badweyn.com ayaa ogaatay in ay ubadan tahay in Dawlada Dexe ay aqoonsato Khaatumo oo Maamul Gobolleedka 6aad noqonayo marka laga soo tego K/G/S,Hirshabelle,Puntland,Galmudug iyo Jubbaland oo Dawlada Hoostago.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA