XOG Dhageyso: Kenyaanka Jooga Soomaaliya Oo Arin La Yaab Leh Sameeyey & Digniin La Bixinayo

Shaqaale Badan Oo Ajaanib ah ayaa jooga Dalka Meelo ka mid ah kuwaasi oo Waddamo kala duwan udhashay islamar ahaantaana la aaminsan yahay in dhowr sifo kala duwan uyimaadeen.

Ciidanka Kenya marka laga soo tego Ee Jooga Soomaaliya waxaa kale oo ka howlgala Dad Dalkaasi kasoo jeeda oo aan Ciidanimo aheyn.

Waxay qaar yihiin Darawalo ushaqeeya Hay’adaha Caalamiga ah waxaana sidoo kale jira kenyaan kale oo iyaguna ah kuwo hoteelada ka shaqeeya.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Kenyaatiga ayaa waxay iskugu jiraan Haween iyo Rag waxaana qaarkood ay bilaabeen inay guursadaan Soomaalida meelaha ay joogaan kusugan si ay fal gal Deegaaneed kula noqdaan.

Hadda waxaa Badweyn.com ay heshay xog ah in Kenyaanka qaar Ee Muqdisho jooga ay qabaan Cudurka HIV-ga ayna doonayaan inay ku talaalaan Soomaalida Caafimadka qabta,Hoteelo Caan ah ayey ka shaqeeyaan Kenyaatiga iyo Maqaaxiyado waa weyn.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA