XOGTA Caawa: Maraakiib Hub Iyo Saanado Usida Al Shabaab Oo Kusoo Wajahn Xeebaha Soomaaliya

Xilli Jahwareer Siyaasadeed uu ka jiray waayihii dambe Deegaano katirsan Soomaaliya oo Dawlada iyo Shabaab kasoo kala dhex jiray ayaa hadana Xaalku yahay mid budo gaar utuman Ah.

Kala Carar Baahsan ayaa ku dhacay Shabaab Saraakiishooda,kadib Duulaan lagu ahaa iyo Khilaaf dhexdooda soo kala dhex galay.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Waxay taasi keentay in Xitaa Madaxda Shabaab ay ka cararaan Deegaanada Ay Kusugnaayeen Ee Labada Shabelle iyo Jubbooyinka ayna iskugu tegeen dhinaca Gobolka Gedo.

Ilo Badweyn.com heshay ayaa sheegaya in Hub Badan oo loogu talo galay inay Shabaab Awoodooda kusoo celiyaan ay soo gaari doonaan.

Wararka waxay sheegayaan in Dawlada Iiraan ay hubkaasi,ugu talo gashay Shabaabka,islamarkaana lagu carqaladeenayo Dawlada Soomaaliya oo Dagaal lala galayo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA