Xogtii Ugu Cusleyd Dhageyso: Wasiir Katirsan Xukuumada Oo Ku Hanjabay Wax La Fileyn & Cabsi Jirta

Wasiirka Cusub Ee Warshadaha iyo Ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa seeftiisa kala baxay Gasha kuna baaqay in isbadel lagu dhaqaaqayo.

Wasiir Maareeye oo lagu Xanto inuu yahay Keligii Taliye ayaa waxa lagu sheegay in Wasaarada Loo magacaabay uu yahay mid Aqoonteeda uusan laheyn.

Hubaal waxaa ah in dadka qaarkood ay ka siman yihiin in Daacadnimada oo loo deg degaa ay Soomaaliya gaari doonto Hormar iyo Hillin Toosan balse Dulaaltiina joogta ay wax badan ku dheelayaan.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Soomaaliya Hadana ah Wasiirka Warshadaha iyo Ganacsiga Soomaaliya Mr Maareeye ayaa waxa Badweyn.com xog ku ogaatay in uu doonayo sidii looga qaadi lahaa Lacago Warshadaha iyo Goobaha Ganacsi ee ku yaalla Dalka.

Waxa taasi uu kaga goleeyahay sidii loo xadeyn lahaa kuwa Shati La’aanta ku shaqeeya taasi oo ah shaqadii Wasaarada Maaliyada uu doonayo in isaga uu qabto,waxaana la sheegay in Xukuumada ay ubadan tahay isbadel lagu sameeyo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ARIMAHA BULSHADA