Muuqaalo

DAAWO: Kaftan qosol badan oo Cadaado ku dhexmaray MD FARMAAJO Iyo Axmed Ducaalle Geelle XAAF.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka

Continue Reading »

Qeybta Muuqaalo

DAAWO: MD Farmaajo: “Xaaf xilkiisii Nus ayuu bixiyay,wuxuu sameyn doono ma aqaan…”

Madaxwweynah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug ku bogaadiyay tanaasulka iyo biseyla siyaasadeed ee uu ka muujiyay in

Continue Reading »

Muuqaalo Archives

DAAWO: MD Farmaajo oo Lagu soo dhoweeyay GELIN-SOOR Iyo Deegaano kale oo ka tirsan Galmudug..
- Jan 15, 2018
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay deegaano ka tirsan Galmudug oo ay kamid yihiin magaalooyinka Gelinsoor iyo Bandiiradley. HALKAN KA DAAWO ...
DAAWO: 70 ruux oo hal mar aakhiro aaday iyo Sida ay wax u dhaceyn….
- Jan 15, 2018
Sagxad ku dhex taal guriga laga hago dhaqaalaha dalka Indonesia (Stock Exchange Building) ayaa waxaa ay ku duntay dad ku sugnaa halkaa, waxaana ku dhintay musiibadan 70 ruux oo halmar ...
DAAWO: Somalia oo bilaabeysa inay Turkiga u dhoofiso Wax-soo saarka Beeraha iyo Xoolaha…
- Jan 15, 2018
Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay heshiisyo ganacsi oo ay lasoo gashay Turkiga shir dhowaan ka dhacay magaalada Ankara. Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka warbixiyay heshiiska ...
DAAWO: Reer Muqdisho oo aad u hadal haya Mucjisadii Maanta lagu Arkay Magaalada.
- Jan 15, 2018
Dadka ku nool Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir, ayaa saaka la kulmay arin la yaab leh, kadib markii ay ku soo tooseen wadooyinka xaafadaha Hawlwadaag, gaar ahaan kuwa ku dhaw ...
DAAWO: Warbixin Xiisa leh lagu Ogaaday Arimo Qarsanaa kuna saabsan Saldhiga Turkiga ee Muqdisho….
- Jan 15, 2018
Warbaahinta dalka Turkiga ayaa Warbixin Xiiso leh ka diyaariyey Tababar kala duwan ee Ciidamada Soomaaliya lagu Siinayo Saldhiga ay Dawladda Turkigu dhowaan ka furtay duleedka magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA Ciidamada ...
DAAWO: Gabadh Reer Gaalkacyo ah oo Shacabka iyo Madaxwayne Farmaajo Ilmada ka qubtay..
- Jan 15, 2018
Gabadh Reer Gaalkacyo ah oo Shacabka iyo Madaxwayne Farmaajo Ilmada ka qubtay.. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
DAAWO: Muxuu Xildhibaan ibbi ka yiri Shirka Gudoomiye Taabit uu ku dhaawaaqay ee looga hadlayo Mustaqbalka Muqdisho…
- Jan 14, 2018
Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ayaa ka hadlay shirka dib u heshiisiinta ee Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed uu ka wado Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Ibbi ayaa shegay ...
DAAWO: Xildhibaano Mucaarad ah Oo Gaaray Dhuusamareb Iyo Sheikh Shaakir Oo Hal Arin Iney Sameyaan Kaga Digay…
- Jan 14, 2018
Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa gaaray wafdi ka socda Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale kuwaas oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Wafdiga ayaa waxaa ...

Next Page »