WARARKA

COD LA DUUBAY Dhageyso: Farmaajo Oo Amar Culus Ku Bixiyey In Lasoo Xiro Xubno Caan Ah [Yaa Ka Mid ah]

Sida aan xogta ku helnay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa amray in la xaniinyo qabto Kuwa Mucaaradka ah ee kasoo horjeeda Dawladiisa. Farmaajo

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Xog: Waa Kuma Shaqsiga Cusub ee lagu badalayo Wasiirka Amniga DF Somalia….

Iyadoo ay socdaan Qorshe uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ku doonayo inuu xilka kaga qaado Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya kuwo kalena

Continue Reading »

WARARKA Archives

DEG DEG: kulan qado ah lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha Cusub ee G.Banaadir oo hada ka socda Muqdisho…
- Jan 21, 2018
Kulan Qado ah oo lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ka socota Maqaayadda Beach View ee Xeebta Liido. Kulanka Qadada ...
Xog DEG DEG ah: Xafiisyadii Maamulka G/Banaadir oo Albaabada loo laabay iyo Ciidamo Cusub oo….
- Jan 21, 2018
Waxaa maanta xiran Gabi ahaanba Xafiisyadii Dowladda Hoose ee Muqdisho, kadib markii ay saakay la wareegeyn Ciidamo ka tirsan Kuwa amaanka Soomaaliya. Dhismaha Dowladda Hoose ayaa waxaa la wareegay Ciidamo isugu ...
DEG DEG: R/Wasaare Kheyre oo maanta ka baaqday safar uu ku aadi lahaa Switzerland iyo Arimo Xasaasi ah..
- Jan 21, 2018
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka baaqday safar lagu waday in uu ugu ambo baxo dalka Switzerland uu uga qeyb gali lahaa shir Caalami ah ...
DEG DEG:DHAGEYSO:RW Khayre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada iyo kuwa caan ah lagu soo daraayo
- Jan 21, 2018
Warar ay heshay Badweyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaare Xasan Cali khayrre uu wado qorshe uu isku shaadhayn ugu sameynayo Golahiisa Wasiirada , sidoo kalane la magacaabo ...
Deg Deg: Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir oo Warbaahinta la hadlay Balse Arinta Xasaasi ah oo…
- Jan 21, 2018
Wasiirkii hore ee Warfaafinta haddana ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa soo dhaweeyay magacaabistiisa Guddoomiyaha Gobolka. Yariisow oo ka qeybgelayay Munaasibad lagu xusayay sanadguurada45aad ee Saxaafadda Soomaaliyeed ...
XOG DHAGEYSO:Amisom oo codsi RW Kheyre kayimid iska diiday hadana cabsi xoogan Muqdisho kataagan
- Jan 21, 2018
Shabkaada wararka badweyn.com ayaa ogaatay sababta ciidamada koofi gaduuda loo geeyay xarunta gobolka banaaadir kasoo ilaali hore oga hayeeen ciidamada booliska haatan laga qaaday. Arintaas ayaa timid kadib markii ra'isulwasaare Xasan ...
Akhriso Liiska Magacyada: Mas’uuliyiinta Ugu Horeeya ee Xilka laga qaadayo Taabit Cabdi Kadib….
- Jan 21, 2018
Qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa xiligan lasoo daristay wal wal xoogan kadib markii xilka laga qaaday Gudoomiyihii gobolka Banaadir oo horey u keensaday. Sida ay ka ...
Akhriso: Maxaa ka taqaan Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir Eng.Yariisow…
- Jan 21, 2018
Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta loo magacaabay Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, waxa uuna badalayaa Guddoomiyihii hore ee Gobalka Taabid Cabdi Maxamed ...

Next Page »