WAREYSIYADDA

XOG Dhageyso: Beesha Ceyr Oo Si La Fileyn U Taageertay Duulaan Lagu Qaado Xawaadle iyo Xaalka Oo Faraha ka baxay

Kadib Xiisado dagaal oo dhowr jeer ka dhacay deegaano dhaca Xuduuda ay wadaagaan hiiraan iyo gal gaduud ayaa hadda waxa la leeyahay waa mid la

Continue Reading »

Qeybta WAREYSIYADDA

DHAGEYSO: Maxaabiis laga soo furtay Kooxda Shabaab…

Wasiir ku xigeenka Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi ayaa ka warbixiyay Howlgal Ciidanka Dowladda, kuwa Koonfur Galbeed ka fuliyeen degaano ka tirsan Baay in

Continue Reading »

WAREYSIYADDA Archives

SIR LA HELAY Dhageyso: Soomaaliland Oo Dhabarka Ka Tooganeysa Farmaajo iyo Heshiis ay DDSI La Galeen
- Jan 19, 2018
Dawlada Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso sidii Shidaal Baaris ay uga sameyn laheyd Qeybo ka mid ah Soomaaliya. Waxa Hadda lasoo Ogaaday in Meelaha Shidaal Baarista laga fulin rabo ...
Dhageyso: Jawaari Oo Saacado Shir Ah Taleefoon Kula Qaatay Shariif Xasan iyo Dabin Siyaadeed Oo La dhigay
- Jan 19, 2018
Shariif Xasan Sheekh Aadan waa Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka K/Galbeed Soomaaliya,waxa uu yahay mid ka mid ah Siyaasiyiinta Af gaabnida ah hadana si weyn Xariga uxiri yaqaana. Waxa uu ka mid yahay ...
WAR CUSUB Dhageyso: Mid Ka Mid Murashaxiintii La Tartamay Farmaajo Oo Kacdoon Dagaal Ka wada Muqdisho
- Jan 18, 2018
Dawlada Farmaajo Hogaamiyo waxay heshay Taageero badan Bishii la doortay 11 Bil ka hor balse mucaarad badan ayey yeelatay Shantii bil ee udambeysay. Socdaalka Nabada Ee Farmaajo ku bixinayo Puntland iyo ...
LA OGAADAY Dhageyso: Qabiil Soomaaliya Caan ka Ah Oo Dacwad Ugudbisey Itoobiya iyo Jawaabta Ay Heleen
- Jan 18, 2018
Warar ay si hoose ku heshay Badweyn.net ayaa sheegaya in Dacwad loo gudbiyey Dawlada Itoobiya. Beeshaan oo ah Dir ayaa waxay ka ashtako gudbiyeen Maamulka Galmudug Hogaankeeda,si gaar ahna Axmed Ducaale ...
Dhageyso: DF oo ka hadashay 20-kamid ah Dagaal-yahanada Shabaab oo Gacanta lagu dhigay…
- Jan 18, 2018
Kulanka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Waxaana looga hadlay kulankan qodobo muhiim ah, sida xaaladda ammaan ee ...
Dhageyso:-MD Farmaajo ”Midowga Galmudug Iyo Ahlusuna wuxuu dhabar jab u yahay Shabaab..”
- Jan 18, 2018
Madaxweyne Farmajo ayaa hadalkaan sheegay xili uu Maanta kormeer ku tegay Xerada 21,aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ku taalla duleedka Magaalada Dhuusa Mareeb. Madaxweynaha ayaa sheegay in midowga Ahlusunna ...
Xog Deg Deg Ah Dhageyso: Mooshin Lagu Eryi Doono Thabit Cabdi Oo Reer Abtigiis Murusade Diyaariyeen
- Jan 18, 2018
Sida ay Badweyn.net usheegeen ilo lagu kalsoon yahay waxaa jira siriq uu wajahayo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir. Thabit Cabdi ayaa loo arkaa mid ka saan dheereeyey Wasiiro iyo Xildhibaano isagoo ah ...
XOG LA FILEYN Dhageyso: Maskaxda Ka Dambeysa In Beesha Saleebaan Iska diido Kasii Mid Ahaanshiyaha Galmudug
- Jan 18, 2018
Beesha Saleebaan oo Tiir u ah Habar Gidir ayaa waxay umuuqataa mid dhageysaneysa qolyo Cadow ku ah isku xirnaanta Beesha. Galmudug ayaa waxay aheyd maamul dhib badan laga soo maray sidii ...

Next Page »