Daawo:Ciyaal caddaan iyo madow oo saaxiibo ah oo rogay quluubta dad badan, warbaahintana qabsaday

Waxa saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta waa weyn ee reer galbeedka qabsaday muqaal laga duubay ciyaal aad u yar yar oo kunool dalka Mareekanka oo saxiibo ah.

Ciyaalkaas ayaa kasoo kala jeedo qoys cadaan ah iyo mid madow wallow ciyaalkaas yihiin kuwa aad u yar yar oo aad u saxiibo oo mar waliba wada ciyaaro.