Daawo:Dhacdo aad u argagax badan oo kadhacday Muqdisho iyo wiil 10 sano jir oo kufsaday nin katirsan…

Dhacdo aad u argagax badan oo kadhacday magaalada Muqdisho kasoo loo geystay wiil yar oo ku noolaa mid kamid ah xaafadaha Muqdisho.

Hooyada dhashay wiilka yar ee magaalada muqdisho loogu geystay kufsiga ayaa usheegtay warbaahinta in wiilkeeda oo jiro 10 sano oo kufsi u geystay mid kamid ah ciidamada dowlada.