DAAWO:Koox isu diyaarineysay tartan baaskiil-wadid oo la kulmay dhacdo ka yaabisay

Sida ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta waa weyn ee caalamka gaar ahaan kuwa ka faalooda dhacdooyinka la yaableh ayaa lagu baahiyay muqaal siweyn looga yaabay.