DAAWO:Maxaa ka run ah in coronavirus oo kudhacay aktarka caanka ah iyo xaaskiisa oo Soomaalida ah 

Waxa saacadihii ugu danbeyse qaar kamid ah warbaahinta caalamka siweyn u hadal heyse in caabuqa coronaviruset oo kudhacay aktarka caanka ah ee Idris Elba iyo Sabiriin Dhowre.

Aktarkaan caanka ah ayaa udhashay dalka Ingiriiska waxaan lasheegay in caabuqan oo kudhacay wallow oo goor dhow la hadlay warbaahinta asagoo sheegay in aan qabin oo laga waaye.