DAAWO:MD Farmaajo iyo madaxweynayaal kale oo arin siweyn looga fajacay ku qabsatay shirka Ruushka iyo Afrika

Ayadoo labadii maalmood lasoo dhaafay shir oga socday dalka Ruushka iyo madaxda afrika kasoo looga hadlaaye xiriirka udhaxeeyo Ruushka iyo qaarada Africa.

Arinta fajac kunoqotay malaayiin shacab afrikaan ah ayaa noqotay markii arkeyn hogaamiyaashooda oo dhex hurdo shirka waxaana kamid ahaa madaxweynayaasha Soomaaliya,Uganda iyo kan koofur Afrika.

Sadaxdaan madaxweyne ayee qabatay ayagoo hurdaayo xiliga ay socotay khudbadaha waxaana siweyn oga fal celiyay dadyowga isticmaalo baraha bulshada.