DAAWO:MD Farmaajo Oo Si Sarbeeb Ah U Sheegay arin aqbali doonin mucaaradka iyo dowladaha tageero

Madaxweynaha Jamhuuriyda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khdbadisii maanta waxay aheyd mid dhincyo badan taabaneysay.

Dagaalka Al shabaab,Doorka Dawlada Ee Af qabashada cid walbo oo Xukunka la sheegata iyo Hormarka ay Dawlada Dhexe gaartay ayuu ku faah faahiyey.

Madaxweyne Farmaajo ayaa si maldahan usheegay in Dawlada Dhexe ay Dalalka Caalamka usoo duwday Soomaaliyad Cusub sarbeebna usheegay in Xukunka uu kusoo laaban doono.