Daawo:Odayaasha Muqdisho oo hadalo kul kulul u isticmaalay xaalada kunoolyihiin shacabka gobolka Banaadir

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka gobolka banaadir iyo xildhibaanada ku aftirsada gobolka banaadir ayaa kulan xasaasi ah kuyeeshay magaalada Muqdisho.

Kulankaas ayaa looga hadlaaye dhibaatada ay qabaan shacabka kunool gobolka banaadir waxaana kamid ah xirnaashaha wadooyinka gobolka banaadir iyo maqaamka caasimada.

Odayaasha qaar kood ayaa isticmaalay ereyo aad u cul culus oo ku cabirayeen xaalada haatan kusugantahay gobolka banaadir.
https://web.facebook.com/goobjoognews/videos/372279103480004/?t=50