Daawo:Sawiro hadal heyn xoogan dhaliyay oo laga qaaday madaxweynaha Somaliland iyo wasiirada Soomaaliya

Waxa saacadihii ugu danbeyse baraha bulshada qabsaday sawiro si wadajir ah looga qaday masuuliyiin xilal kala duwan ka haayo Somaliland iyo Somalia.

Siyaasihiintaas oo aad u kala afkaar duwan ayaa laga qaaday sawiro siweyn u qabsaday baraha bulshada waxaana kamid ah madaxweynaha Somaliland iyo qaar kamid ah wasiiradiisa.

Wasiiro katirsan xukumada Soomaaliya ayaa kamid ah masuuliyiinta laga qaaday sawirada oo ugu horeeyo wasiirka arimaha dibada Soomaaliya iyo wasiirka maaliyada iyo wasiirka kaluumeysiga waxaana ku wehlinaayo madaxweyne kuxigeenkii hore Puntland Cabdisamad.

Sawiradaan ayaa lagu qaaday xajka madaama dhamaantooda kamid noqdeyn xujeyda sanadkaan wallow sawiradaan noqdeyn kuwa siweyn looga hadal haayo baraha bulshada.