DAAWO:Soomaalida oo caawa siweyn u hadal heyso labo maah maah oo maanta loo adeygsaday MD Farmaajo

Ayadoo maanta khudbado aad u kala duwan laga jeediyay xafladii caleema saarka madaxweynaha markii sadaxaad ladoortay ee Axmed Madoobe.

Hadaladii laga jeediyay waxa kamid ah maah maahooyin siweyn shacabka soomaaliyeed iyo siyaasihiinta kusugneyd madasha caleema saarka ula yaabayn oo kala jeediyeen Muuse Suudi iyo Aadan Barre Ducaale oo ah mudane katirsan barlamaanka Kenya.