Daawo:Warbaahinta caalamka oo siweyn u hadal heyso dhacdo xanuun badan oo kudhacday Haweeneey Fool ah

Qaar kamid ah warbaahinta waa weyn ee caalamka ayaa baahisay muqaal kusaabsan haweeneey kudhex dhalayso xabsi ee kujirtay oo kuyaalo gudaha dalka mareekanka.