Daawo:Wiil Soomaali oo warbaahinta kashaaciyay in Jaceel daran u qabo Ilhaan Omar iyo sida nolosheeda ubadali karo

Qaar kamid ah warbaahinta la iska arko iyo baraha bulshada lagu dhex baahiye wiil dhalinyaro ah oo kusugan magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Wiilkaas ayaa sheegay in jaceyl daran oo u qaaday xildhibaanad Ilhaan Omar oo kamid ah barlamaanka mareekanka oo dhawaan lashaaciyay in kala tageyn ninkeeda horey.