Daawo:Wiil yar oo si aan hore udhicin u bad baaday iyo warbaahinta caalamka oo siweyn u hadal haayo

Muqaal lagu baahiyay qaar kamid ah warbaahinta lagu diwaan geliyo mucjisooyinka aduunka ayaa baahiye muqaal siweyn looga argagaxay kasoo kusaabsan wiil yar oo dalxiis kujiray oo si kadis ah u bad baaday.