DAAWO:Xil Muuse Suudi Yalaxoow”Khudbadiisa oo noqotay midii ugu qosolka badneyd ee laga jeediyay xaflada caleema saarka MD Madoobe

Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid ah xildhibaanada aqalka sare ee dalka ayaa khudbad aad u qosol badan maanta ka jeediyay munaasabadii caleema saarka madaxweynaha maamulka Jubbaland.

Muuse Suudi ayaa si toos ah ugu weeraray khudbadiisa madaxweyne Farmaajo oo siweyn u dhaliilsanyahay waxaana oo u adeygsaday ereyo aad u qosol badan.