DHAGEYSO: Kenya Halista Ay U Maleegeen Soomaaliya & Sirta Ku Jirta Dagaalkeeda Cusub

Dawlada Kenya ayaa la ogaaday inay Halis ku tahay Qaranimada Soomaaliya,islamarkaana ay dad badan ka digeen Caqabado waa weyn inay ka dhalan karaan.

Isku dirka Beelaha,Qaraxyo ay ku Aaseen Deegaanada Xuduuda Soomaaliya ku duugeen iyo Wararka Been abuurka ah ayaana la sheegay in Warbaahinta Kenya ay caadeysteen.

Dawlada Kenya waxay dooneysaa in colaadin ku sameyso Soomaaliya si looga laabto Dacwada Badda Ee hadda hortaalla Maxkamada Cadaalada Adduunka Ee ICJ.

Xisbiga JUBBLEE Ee Madaxweyne Kenyatta kamidka yahay ayaana la sheegay in ay ka dambeeyaan Abuurka iyo barabogaandada Kenya ay Soomaaliya la daba joogaan.