DHAGEYSO Xog:Dhimashada Soomaali farabadan oo sababay caabuqa coronavirus oo wax badan laga Ogaaday

Ayadoo haatan dunida la daalaadhaceyso xanuunka Covid 19 kasoo dhibaato xoogan ku haayo dunida kasoo sababay in magaalooyinka waa weyn caalamka in la karantiilo.

Xanuunkaas ayaa sababay in dad farabadan oo Soomaali ah ladhigo isbitaalada halka kuwa kale u geeriyoodaan waxaana laga yabaa in maalmaha soo socda in dhimasho cusub oo sababo.