DHAGEYSO:Kenya oo wadato qorshe cusub oo kusaabsan kiiska badda iyo sida Soomaaliya…

Idaacada faca weyn ee Voa qeybteeda Soomaalida ayaa xog dheeriya ka heshay kiiska bada ee haatan yaalo maxkamada aduunka kasoo siweyn looga dhowr sugaayo in la qaado labo bil kadib.