DHAGEYSO:Kusimaha RW Mahdi Guuleed Oo Sabab U Noqday Caqabad Ka Jirta Muqdisho

Caqabad weyn ayaa ka jirta Xafiiska bixinta dal ku galka Turkiga ee Magaalada Muqdisho Caasimada.

Xafiiska ayaa la sheegayaa in dadka caafimaadka iyo waxbarashada ay ku dhib qabaan qaadashada dal ku galkaasi.

Qaarkood waxay sheegeen dad tegay xafiiska in lacago si laaluush ah looga qaadayo oo ay hadana howsha sidii la rabay uqabsoomeynin.

Sii hayaha xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa loo aanenayey inuu caqabadaasi ku lug yeeshay.