DHAGEYSO:Muqdisho oo kadhici rabo aroos wadareed oo sharuud yaab leh lagu xiray oo dowlada wado

Waxa sii xoogeynsanaayo wararka shegaayo in 14 October dowlada soomaaliya magaalada Muqdisho isugu guurin doono ilaa 200 dhalinyaro ah.

Qaban qaabadaas oo hore u wadeen urur dhalinyaro ayaa lasheegay in oo kawar heleyn madaxda dowlada sidaasna dowlada ula wareegtay mashruucaas.

Aroos wadareedkan oo kadhici doono muqdisho kasoo oo madaxda dowlada kasoo qeyb geli donaan ayaa lasheegay in looga gol leeyahay dadkii kudhintay qaraxii kadhacay Zoope labo sano kahor.

Dadka la isku guurinaayo ayaa intooda badan kasoo jeedo gobolka banaadir waxaana xogtaas noo sheegay mid kamid ah qaban qaabiyaasha barnaamishkaas oo kasocda xafiiska ra’isulwasaaraha soomaaliya.