Dhimasho iyo Dhawaac ka dhashay toogasho ka dhacay Mareykanka & Wararkii ugu danbeeyay

Saddex qof ayaa toogasho lagu dilay, shan kalena waa lagu dhaawacay baar ku yaal magaalada Youngstown, ee bartamaha gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, sida uu soo tabiyay Telefushinka CNN, isaga oo soo xiganaysa ilaha booliska.

Goor dambe, Booliska ayaa ka jawaabey  weerarka toogashada ee Torch Club Bar & Grille ee Youngstown,iyaga oo sheeegau in ay baaris dheeraad ah wadaan.

Markii falkaan dhacayay waxaa Baarka hortiisa ka jiray saxmad aad u badan, waxaana gobta la ag dhawaa meel baabuurta la dhigto, halkaas oo la sheegay in dadka isku buurteen qasaare dheeraad ahne jiro.

Sida oo kale rasaas ayaa laga maqlayay gudaha goobta falku uu ka dhacday inta lagu guda jiray weerarka, sida wariyeen warbaahinta guda, iyaga oo intaa ku dartay in ay jiraan bubur soo gaaray goobta iyo daadiidkii yaalayba