Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo Magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa magacaabay xubnaha Guddiga qabashada Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo jeeda maamulkaas.

Xubnaha la magacaabay ayaa ka kooban 12 xubnood oo ka tirsan golaha Baarlamanka Galmudug.

Madaxweynaja Galmudug  ayaa lagu wadaa inuu wareegto ku soo saaro liiska Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare inkastoo culeysyo badan ay saaran yihiin.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA