Madaxweyne Farmaajo oo Qorshe Halis Ku’ah Axmed Madoobe Kudhawaaqay.

Madaxweynaha Dowlada Fadraalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo Ayaa qorshe halis ku’ah axmed madoobe udagay  Iyadoo Mudooyinkii Udambeeyay Khilaaf Xoogan Kadhexjiray Maamulka Jubaland Iyo DFS.

Madaxweyne Farmaajo Ayaa Damacsan Inuu Gabi Ahaanba Kataqaluso Siyaasada Axmed Madoobe ee Kuwajahan Maamulka Jubaland Isagoo Qorsheynaya Inuu Udeegsado Lacago Lagu Kaladilayo Madaxda Maamulka Jubaland Si Qofka uuwato ooga Noqdo Madaxweyne Maamulkaasi.

Dowlada Somaliya ayaa Gabi ahaanba Kahortimid Doorashadii Kadhacday Kismaayo oo Axmed Madoobe Dib oogu Doortay Iyadoona Laxiray Wasiiirkii Amniga Jubaland Cabdirashid Janan oo Asagoo Safar U’ah Itoob