Maxaa Caawa Ka Cusub Villa Soomaaliya & Mashquul badan Oo jira?

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa caawa xaqiijinaya in ay mashquulkii ugu badnaa Villa Soomaaliya gashay.

Gaadiidka is dhaaf dhaafaya ayaa badan,xafiiska Ra’iisal wasaaraha Dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaana ISHA iyo dhegta lagu wada hayaa.

Waxaa suurta gal ah in lagu dhawaaqo Caawa Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya oo aad loo sugayey maalmihii lasoo dhaafay.

Sida aan ogaanay waxaa is afgarad laga gaaray Ismari waagii taagnaa oo Wasaaradaha Qaar madaxdu isku heysteen shakhsiyaadka ay doonayeen in loo magacaabo.

Naga filo wixii soo kordho insha allaah